Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo iyo Justin Trudeau oo ku kulmay Addis Ababa

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau. Bayaan… Sii akhri

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay qeyb lagu Kordhiyay Xabsiga Garoowe

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal Cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee… Sii akhri

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharciyeedka Hanti-dhoowrka Guud ee Qaranka

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxa ay ansixiyeen sharciga Hanti dhowrka guud ee Qaranka ka dib… Sii akhri

Askar Mareykan ah oo lagu dilay Afghanstan

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil Askari Afgaanistaan u dhashay uu u geeystay laba askari oo mareykan ah… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo soo dhoweysay Shirkii uu ku baaqay madaxweynaha Puntland

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso Shirkii uu madaxweynaha Puntland ku baaqay in ay isu’gu yimaadan dadka… Sii akhri

Al-shabaab oo shaaciyay in ay askar Ethiopiana ku dileen duleedka degmada Waajid

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ay ku dileen laba askari oo ka tirsana Ciidamada… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir weynaha Caalamiga ah ee Cuntada iyo Beeraha Aduunka

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamud Sheikh Xuseen  oo ka qeybgalay Shir… Sii akhri

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo digniin ka soo saaray Colaadda Liibiya

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Ururuka midowga Africa iyo Qaramada midoobay ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara in hub iyo dagaal yahano loo diro… Sii akhri

Barakac ka bilowday degmada Beled Xaawo

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Shacabka ku dhaqan Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa bilaabay in ay guryahooda ka cararaan, ka dib markii ay… Sii akhri

Ciidamo loo diyaariyay dagaalka Al-shabaab oo Galmudug lagu soo bandhigay

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Taliye ku xigeenka qaybta 21-aad ee Ciidamada dowladda Federaalka  kormeer ugu tagey Ciidamo Ka mid noqonaya qorshaha xoraynta degaanada Galmudug… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close