Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay dalka Germany

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany. Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed… Sii akhri

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Dowladda Kenya oo loogu baaqay in ay Wasiir Janan ka cayriso magaalada Mandhera

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Xildhibaanada, Senatarada iyo Mas’uuliyiinta Ismaamulka Mandhera ee Gobolka waqooyi Bari Kenya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ugu… Sii akhri

Qiyaasta saddexdii xukmane ee kiiskii Caa’isha Ilyaas oo berri ku muddaysan

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

11-ka February 2020 oo ku beegan Talaadada berriya, ayaa ku muddaysan wakhtiga ay Xeer ilaalinta Puntland shaacisay, in la qiyaasi… Sii akhri

MMC’s drones used in the battle against the new coronavirus outbreak

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by Desk

BEIJING, Feb. 10, 2020 /PRNewswire/ — The beginning of 2020 is special to most Chinese – with a sudden coronavirus… Sii akhri

Diyaar-garowga Caleema-saarka Qoor Qoor oo ka socda Dhuusamareeb

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka soconaya qaban-qaabada loogu diyaargaroobayo caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda.… Sii akhri

Khilaaf dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo saamayn ku yeeshay dib u-eegista Dastuurka

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Senator Xuseen Sheikh Maxamuud Xoghayaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay… Sii akhri

Colaad mudda ka taagneyd Matabaan oo la xalliyay

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Hirshabelle ayaa ku guulaystay in ay xaliyaan colaaddkii in mudada ka taagnayd degaano hoos… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway

Posted on February 10, 2020February 10, 2020 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Kulanka ayaa… Sii akhri

Puntland oo Agaasime Waaxeed xukun ku riday

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda darajada 1aad ee gobolka Bari ayaa maanta xukun ku riday Agaasime Waaxeed, ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Puntlnad oo lagu… Sii akhri

Muuse Biixi oo u duulay Addis Ababa, xili uu ku sugan yahay Farmaajo

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

(Hargeysa – PP) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalda Addis Ababa ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close