Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dableey hubaysan oo weerar dhimasho iyo dhaawac leh ka gaystay Boosaaso

Hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar ay goor dhoweyd dableey hubaysan ka gaysteen gudaha magaalada… Sii akhri

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Wasiir Warfaa: Puntland ma diidi karto sharciga doorashooyinka Federaalka

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saadiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka wadatashiga Puntland oo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay xubno lagu tuhmayo Al-shabaab

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa gudaha magaalada Boosaaso ku qabtay xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin ururka… Sii akhri

Laascaanood: Dad loo qabtay dilkii Taliye Guhaad

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Wararka ka imaanayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray dad kala duwan kadib markii… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay dilkii Taliye Cabdiqani Guhaad

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Cabdiqani  Maxamuud jiidhe ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Laascaanood loogu geystay  Taliyihiin Ciidanka Sirdoonka… Sii akhri

R’iiusul wasaare Khayre oo bogaadiyay la wareegitaankii Ciidanka ee Jannaale

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka aha ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa taliska Ciidanka Militariga ugu hambalyeeyay qabsashadii deegaanka Jannaale oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay cudurka Caronavirus

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay… Sii akhri

Faarax Cali Shire: Puntland waxaa ku dhacday aragti la’aan iyo isku walaahoob

Posted on March 16, 2020March 16, 2020 by Liban Yusuf

Mid kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka hadlay waxa ka soo bixi kara shirka wadatashiga Puntland ee ka socda Garowe.… Sii akhri

Dekedda Boosaaso oo la sheegay in ciid ku xirantay

Posted on March 16, 2020March 16, 2020 by News Office

Wasiirkii hore ee Maaliyadda dowladda Puntland Faarax Cali Shire, oo kamid ahaa murashixiintii doorashada kula tartamay madaxweyne Deni, ayaa sheegay… Sii akhri

Soomaaliya oo laga helay kiiskii u horreeyay Coronavirus iyo duullimaadyada Caalamiga ah oo la mamnuucay

Posted on March 16, 2020March 16, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa Galabta shaacisay, in kiiskii u horreeyay ee caabuqa Coronavirus laga helay gudaha dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close