Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo dhoweeyay go’aanka Naadiga Paris ay dalka uga cafiyeen $1.4 Bilyan

Ra’iisul Wasaaraha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris Soomaaliya uga cafiyeen… Sii akhri

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaare hore ee Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku geeriyooday magaalada London ee… Sii akhri

Gen. Odowaa oo si dirqiya uga badbaaday weerar Lo’ loo adeegsaday oo Al-shabaab la beegsadeen

Posted on April 1, 2020April 3, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya Gen Odowaa Yuusuf Raage, ayaa gelinkii dambe ee shalay ka badbaaday qarax lagula beegsaday… Sii akhri

Xirmooyinkii ugu badnaa ee Jaad ah oo Garoowe lagu gubay

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by News Office

Guddiyada Puntland u qaabilsan Amniga, Wacyigelinta iyo ka hortagga Coronavirus, oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Booliiska,  ayaa xalay Saldhiga… Sii akhri

Dalalka ku midaysan Paris Club oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan $1.4 bilyan

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by News Office

Dalalka ku midaysan Naadiga loo yaqaan  PARIS CLUB ayaa Soomaaliya ka cafiyay Deyn dhan $1.4 bilyan oo Dollarka Maraykanka ah,… Sii akhri

Jawaanno Qaad ah oo xalay lagu gubay magaalada Gaalkacyo

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa xalay  goob fagaare ah ku gubay Qaad si qarsoodiya loo soo geliyay gudaha… Sii akhri

Bandowgii Puntland soo rogtay oo si rasmiya uga dhaqan-galay Boosaaso

Posted on April 1, 2020April 1, 2020 by News Office

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa xalay si rasmiya uga dhaqan-galay bandow ay xilliyada Habeenkii ah soo rogtay Xukuumadda… Sii akhri

Dad qaba Coronavirus oo laga helay Somaliland

Posted on March 31, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka iyo Somalilnad ayaa shaaciyey in gudaha Somaliland laga helay labo qof oo qaba cudurka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka Somaliland… Sii akhri

Yaa mas’uul ka ah Amni darrada baahsan ee Puntland?

Posted on March 31, 2020April 1, 2020 by Liban Yusuf

Ma’baadidii Puntland loo asaasay waxaa kow ka ahaa, in dadka reer Puntland helaan xasilooni iyo cid mas’uul ka noqota ammaanka… Sii akhri

Jaad badan oo lagu gubay gudaha Boosaaso

Posted on March 31, 2020March 31, 2020 by News Office

Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya Maamulka Gobolka iyo kan degmada Boosaaso, ayaa xalay goob fagaare ah ku gubay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close