Hirshabeelle oo joojisay dhammaan duullimaadyada Rayidka ah
Dowlad goboleedka Hirshabelle, ayaa shaaciyay in ay hakiyeen dhammaan duulimaadyada Rayidka ah, ee tegi jiray magaalooyinka maamulkaas Hirshabeelle. Qoraal ka soo baxday…
Open this website in Safari first.
Dowlad goboleedka Hirshabelle, ayaa shaaciyay in ay hakiyeen dhammaan duulimaadyada Rayidka ah, ee tegi jiray magaalooyinka maamulkaas Hirshabeelle. Qoraal ka soo baxday…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo xalay ka hadlay wacyi-gelinta COVID-19 iyo sida looga badbaadi karo, ayaa dadka Soomaaliyeed…
Shirkadda Albeyrak, ee laga leeyahay waddanka Turkiga oo gacanta ku haysa Maamulka dekedda weyn ee Muqdisho, ayaa dekedda ku buufisay Jeermis dile…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid-19. Wasiir Caafimaadka…
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii dugsinimo kala noqotay dugsiga ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada…
Wasiir Ku-xigeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiwali Mire Xirsi ayaa sheegay in dadka hantida haysta iyo goobaha ganacsiga ee…
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar ay saxaafadda tebisay oo sheegaya in guddigaasi qorshaynayo in ay dib…
Diktreeto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gebi ahaanba lagu joojiyay dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta laga dhoofiyo…
Kooxda Al-shabaab ayaa Arbacadii Shalay Dil-wadareed ku fulisay, lix nin oo ay ku eedaysay in ay basaasiin u ahaayeen dowladda Soomaaliya, Jubaland…
Taliyaha Booliiska dowladda Federaalka SoomaaliyaJeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu magaalada Muqdisho ka dhaqan-galay, Bandow ay…