Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muqdisho: Askari addoonsi iyo dil gaystay oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa saaka oo Axad ah xukun dil ah ku ridday askari ka tirsanaa ciidanka… Sii akhri

Posted on March 15, 2020March 15, 2020 by News Office

Maydka gabar yar oo laga helay degaan ka tirsan Galgaduud

Posted on March 15, 2020March 15, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Waqooyi  magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya  in halkaas saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay Meydka Gabar 12-jir ah oo… Sii akhri

Shirka Wada-tashiga Puntland oo Garoowe ka furmaya

Posted on March 15, 2020March 15, 2020 by News Office

Shirka Wada-tashiga Puntland oo uu 7-February ee sannadkaan  iclaamiyay madaxweyne Deni, ayaa maanta oo Axad ah ka furmaya magaalada Garoowe… Sii akhri

Suldaan Maxamed Muuse (Indhotaag) oo lagu soo dhaweeyey Garowe

Posted on March 14, 2020March 15, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee xarunta Puntland Suldaan Maxamed Muuse (Indhotaag). Soo dhaweynta Suldaan… Sii akhri

Saxaafadda madaxa bannaan oo laga xadiday shirka wadatashiga Puntland

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by Liban Yusuf

Saxaafadda madaxa bannaanka ayaa laga xadiday shirka wadatashiga Puntland oo berri ka furmaya magaalada Garowe. Guddiga qabanqaabada shirka ayaa weriyeyaasha… Sii akhri

Goobaha Waxbarashada Garoowe oo loo fasaxay Shirka wada-tashiga Puntland

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa shaacisay in mudda saddex maalmood ah la fasaxay dhammmaan goobaha Waxbarashada… Sii akhri

Suldaanka Cummaan oo waraaqaha Danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Suldaanka cusub ee Saldanada Cummaan Haytham Bin Daariq. ayaa madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Saldanada Cummaan Cabdiweli… Sii akhri

Amniga dowlad goboleedka Galmudug oo laga shiray

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Golaha Amniga dowlad Goboleedka Galmudug oo xalay Shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa shirkaasi uga arrinsaday Amniga maamulkaasi waxaana shir… Sii akhri

Uganda iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay Qorshaha joogitaanka AMISOM ee Soomaaliya

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Magaalada Kampala ee Caasimadda waddanka Uganda waxaa kulan ku yeeshay madaxweyneyaasha Uganda Yoweri Museveni iyo Ethiopia iyo Sahle-Work Zewde, waxaana… Sii akhri

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in  koox Burcad ah ay  gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close