Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo la wareegaysa Iskuul ay gacanta ku hayaan guddi Masaari ah

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhowaan la wareegi doonto Iskuulka 15-ka May ee ku yaalla Magaalada Muqdisho oo… Sii akhri

Posted on March 28, 2020March 28, 2020 by News Office

Wararkii u dambeeyay ee cudurka Coronavirus

Posted on March 28, 2020March 28, 2020 by News Office

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka coronavirus ee dalka Mareykanka ayaa saaka oo Sabtiya  gaartay in ka badan 104,000 sida… Sii akhri

Gudoomiyaha ururka Midowga Afrika oo is karantiilay

Posted on March 28, 2020March 28, 2020 by News Office

Gudoomiyaha ururka  Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa shaaciyay in uu galay karan-tiil  ka dib markii xubin ka tirsan shaqaalihiisa laga… Sii akhri

Puntland oo gebi ahaanba mamnuucday Qaadka si looga hortago Coronavirus

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, ayaa shaacisay in laga bilaabo lixda Makhribnimo ee Sabtida berriya oo ku beegan 28-Maarso 2020, ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo laga helay Coronavirus

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha waddanka Ingiriiska Boris Johnson, ayaa qoraal uu soo saaray ku xaqiijiyay in isaga laga helay cudurka Coronavirus. Johnson… Sii akhri

Puntland oo qalab lagu baaro COVID-19 kala wareegtay dowladda Soomaaliya

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay in ay dowladda Federaalka Soomaaliya kala wareegtay, qalab caafimad oo loogu… Sii akhri

Soomaaliya: Ajnabi ku sugan Muqdisho oo laga helay Coronavirus

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qofkii saddexaad oo Muqdisho ku sugan laga helay cudurka Coronavirus. Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar… Sii akhri

Booliiska Gobolka Bari oo Boosaaso ku soo bandhigay Khamri fara badan

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Taliska Booliiska Gobolka Bari ayaa xalay magaalada Boosaaso ku soo bandhigay khamri aad u badan oo laga soo qabtay xaafadaha… Sii akhri

Darewal moota Bajaaj oo xalay lagu dilay Muqdisho

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay Isgoys ku yaalla magaalada Muqdisho ku dilay Darawal mooto Bajaaj. Dilka… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka dowladda Federaaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Booliiska

Posted on March 27, 2020March 27, 2020 by News Office

 Magaalada Muqdisho waxa  kulan ku yeeshay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdi Xassan Maxamed Xijaar iyo guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close