Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu yahay xanuunka haya Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku xanuunsanaya magaalada London ee… Sii akhri

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by Liban Yusuf

Soomaaliya Deyn Ma Laga Cafiyey?

Posted on March 26, 2020March 26, 2020

Waxaan dhegaystay Cajal (Clip) kooban oo Wasiir Beyle (Finance Ministry of SFG) duubay isagoo ku dooday dhowr arimood oo aan… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo shir guddoomiyey kulan xasaasiya oo ku saabsan Amniga Hirshabeelle

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Madaxweyanaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey kulan xasaasi ah oo looga hadla… Sii akhri

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Gaalkacyo gaaray

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Wefdi uu hogaaminayo Santar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta oo Khamiis ah ka gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo Guddoomiyaha guddiga… Sii akhri

Soomaaliya oo laga helay kiiskii labaad ee Coronavirus

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xaqiijisay in kiiskii labaad ee cudurka Coronavirus laga helay dalka. Wasiirka Caafimaadka… Sii akhri

Al-shabaab oo amartay in la dilo qofkii ka qeyb gala doorashooyinka Soomaaliya

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab oo ka taliya degaanno ka tirsan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa Fatwo ka soo saaray arrimaha doorashooyinka heer… Sii akhri

Wasiir Cawad oo la kulmay James Swan

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Sarakiisha Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18km magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo la heshiiyey siyaasiyiin mucaaradsanaa

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta meel ka baxsan magaalada Dhuusamareeb kulan qado ah kula qaatay siyaasiyiin reer… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by Liban Yusuf

Maanta galinkii dambe waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo geystay dhimasho iyo dhaawac. Sida la sheegay qof… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close