Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siyaasi Jebiye oo $45,000 oo Dollar ugu deeqay gurmadka Qardho

Siyaasiga Soomaaliyeed ee Maxamuud Khaliif Xassan jebiye, ayaa shaaciyay in uu lacag dhan $45,000 oo Dolllar kaga qayb-qaadanayo, gurmadka loo… Sii akhri

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Madaxweyne Waare oo ku amray gudoomiyaasha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe in ka qayb-qaatan gurmadka Qardho

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar, ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii waxyeelada ka soo… Sii akhri

Puntland oo Guddi u magacowday fatahaada Qardho iyo amar ay soo saareen

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddiga gurmad u magacaabay fatahaadii daadadka degmadda Qardho ee gobolka Karkaar, taas oo sababtay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo booqday boqollaal Qoys oo ku bara-kacay Fatahaadda Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadda Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay daadadkii xalay ku rogmaday Magaalada Qardho,… Sii akhri

FLOODS CAUSE MASSIVE DISPLACEMENT IN QARDHO

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by cph

Qardho (PP News Desk ) —  The district of Qardho woke up last night to floods caused by torrential rains of… Sii akhri

Beesha Caalamka oo soo dhowaysay Dib u-Heshiisiintii Jubaland

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa soo soo dhoweeyey wada-hadalladii maamulka Jubaland iyo Golaha Isbadal doonka Jubaland, ee hogaamiyey heshiis… Sii akhri

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo ku baaqay in loo gurmad Shacabka Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, oo kamid ah Isimadda waawen ee Puntland, ayaa marka hore Tacsi u diray Shacabka Puntland gaar… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka oo la faray in ay Guddi gurmad oo deg-deg ah u saarto musiibada daadadka Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Qardho

Posted on April 28, 2020April 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor dhoweyd u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaas oo ay khasaaare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close