Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay Jubbaland ka tiri aqoonsiga KMG ee Federaalka?

Jubbaland ayaa sharci darro ku tilmaantay war maanta ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu sheegay in Madaxweyne ku… Sii akhri

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo mudda bil ah dib u dhigay Shirarka Urur Siyaasadeedyada

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Guddiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa mar kale soo saaray Qoraal ku socda Ururada Siyaasadda Puntland… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo bogaadisay Wada-hadallada Dowladda dhexe iyo Somaliland

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.… Sii akhri

Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo Jabuuti ka furmay

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa maanta ka furmay Wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo uu martigelinayo Madaxweynaha… Sii akhri

XASUUSTII GEN. MAXAMED DIRIR IYO QISADII DAACADNIMADA

Posted on June 14, 2020June 14, 2020

Sabti ku beegnayd 14-june 2014, waxaa Caasimadda Garoowe ku geeriyooday halyeey u soo adeegay Qaranka Soomaaliyeed, sidoo kalena kamid ahaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Shir ku casuntay Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidiyay… Sii akhri

Villa Somalia oo madaxweyne ku meel gaar ah u aqoonsatay Axmed Madoobe

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah shaacisay in ay si ku meel gaar ah u aqoonsatay madaxweynaha dowlad… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay waddanka Jabuuti

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay Kulanka Jabuuti

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Madaxweyne Muuse Biixi iyo wefdi uu hoggaaminayo, oo ka qayb-galaya Wada-hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, ayaa saaka oo… Sii akhri

Al-shabaab oo weerartay Saldhigyo ay leeyihiin Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by News Office

Wararka ka imaanayaa Gobolka Jubada Hoose ayaa ku warramayaa in Malayshiyaadka Al-shabaab ay weerar culus ku ekeeyeen Saldhig Ciidamada Dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close