Qarax dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu saaka ka dhacay qarax miino oo khasaare kala…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu saaka ka dhacay qarax miino oo khasaare kala…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Saaka daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan…
Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhaawacmay Qarax culus oo Saaka ka dhacay nawaaxiga Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho oo ku taalla…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa saaka oo Sabtiya halkaasi ka daah furaya Imtixanka Shahaadiga ah…
Qarax xooggan ayaa lagu soo warramayaa in uu Saaka oo Sabtiya ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaanna nawaaxiga Dekedda weyn ee Muqdisho…
Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabtiya kulankoodii caadiga ahaa ee ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo xalay hadal ka jeediyay munaasabad uu soo qabanqaabiyay maamulka Banaadir oo…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay qasriga madaxtooyada Hargeysa ku qaabiley wefdi ka socday dalkaKenya oo ka koobnaa xildhibaano, siyaasiyiin…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn Ra’iisul Wasaaruha…
Munaasabad loogu mahadcelinayay xildhibaanada Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya, ayaa xalay lagu qabtay hoolka xarunta Tiyaatarka qaranka ee Muqdisho. Munaasabadda waxaa…