Puntland oo qaaddacday Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in aysan ka qayb-geli doonin Shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in aysan ka qayb-geli doonin Shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo… Sii akhri
Guddigii farsamada wadahadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti ayaa goordhaweyd soo gebageboobay. Shirka waxaa ka… Sii akhri
Guddiga Diyaarinta xeerarka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka Federaalka ayaa Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay xeerarka dhameystirka Doorashooyinka oo… Sii akhri
Ciidamada Militariga iyo Nabad Sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay hawlgal qorshaysan kula wareegeen Degaanka lagu… Sii akhri
Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland uu ka dambeeyo Hannaanka… Sii akhri
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda qaban-qaabada muddaharaadyo looga horjeedo hannaanka loo qaybiyay Afarta Waaxood ee Boosaaso… Sii akhri
Ciidamada Millateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ku hawlgala AMISOM ayaa hawlgal Wadajir… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha Degaanka Degmada Hobyo… Sii akhri
Ugu yaraan 20 askari oo Hindi ah, ayaa ku dhimatay iska horimaad dhexmaray ciidamada dalkaasi iyo kuwa Shiinaha ee ku… Sii akhri
Dalalka iyo Ururada ku bahoobay Beesha Caalamka, ayaa soo dhoweeyey wada-hadalada u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee… Sii akhri