Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo la kulmay Guddoonka labada Aqal
Hoggaanka ururrada bulshada Rayidka ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo ay la qaadanayaan Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Saacadihii u dambeeyay…
Open this website in Safari first.
Hoggaanka ururrada bulshada Rayidka ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo ay la qaadanayaan Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Saacadihii u dambeeyay…
Ciidanka Booliska Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa howlgalo kala duwan oo ay ku soo qabteen maandooriyaha Khamriga waxay ka sameeyeen xaafaddo…
Maanta oo Talaado ahayd waxaa Maxkamadda gobolka Banaadir ka soo hor-muuqday tafaftiraha warbaahinta Goobjoog, Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Weriye Cabdicasiis Gurbiye oo…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sharci-darro ku tilmaamay Xeerarkii Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya oo ay dhowaan ansixiyeen Xildhibaannada Aqalka…
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ee loo soo gaabiyo UNSOM, ayaa soo dhoweeyay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka uga furmaya Magaalada…
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta Maaliyadda dalka oo hab muuqaalka ku qabsoomay kaas…
Madasha Xisbiyada ay hoggaamiyaan Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxamuud ayaa War kasoo saartay Shirka Dowlad…
Turkey ayaa ku jawaabi doonta tallaabooyin u gaar ah, haddii Midowga Yuurb ay cunaqabateeno dheeraad ah kusoo rogaan Ankara, waxaa sidaas sheegay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya, ayaa sheegay in Khilaafkaas ay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo xalay hadal ka jeediyay Degaanka Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in…