Doonni Kalluumeysi oo ku caariday xeebta Gumbah
Maamulka degmada Gumbah oo ka tirsan Gobolka Guardafui ee Puntland, ayaa laga soo xigtay in doonni kalluumeysi ku soo caariday xeebta degmadaasi,…
Open this website in Safari first.
Maamulka degmada Gumbah oo ka tirsan Gobolka Guardafui ee Puntland, ayaa laga soo xigtay in doonni kalluumeysi ku soo caariday xeebta degmadaasi,…
Telefishinka dowladda Suuriya, ayaa saaka oo Isniinta ah shaaciyay, geerida Waliid Al-Mucallim, Ra’iisul wasaare ku xigeenkii ahaana Wasiirkii Arrimaha Dibadda dalkaas Wakaaladda…
XILLIGII GUMAYSTAHA REER YURUB. Qabsashadii Ingiriisku uu qabsaday Hindiya iyo dhisiddii la dhisay marinka Suways 1869 ayaa ahmiyad iyo qiimo badan u…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar ayaa Magaalada Dooxa kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee…
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah waxa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta ku meel gaarka…
Hogaamiyaha Xoogagga Tigreega ee Ethiopia, ayaa maanta xaqiijiyay in ciidamadiisu ay Sabtidii gantaalo ku garaaceen caasimada Eritrea ee Asmara. Hoggaamiye Debretsion Gebremichael, ma…
Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo, waxa shalay ka qabsoomay Shir ku saabsan dardar-gelinta Amniga Gaalkacyo iyo guud ahaan degmooyinka Gobolka Mudug…
Civil war and a humanitarian crisis in raging in Ethiopia, but “luckily” for the country’s prime minister, Abiy Ahmed, he was awarded…
Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal, oo qiyaastii 114km dhanka bari kaga beegan caasimadda Garoowe, ayaa sheegaya in halkaasi uu…
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xalay la wareegeen degaanka lagu magacaabo Ceeldheer oo kaabiga ku haya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad…