Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ka wadahadleen Qoorqoor iyo Swan?

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Xoghayaha Guud… Sii akhri

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Qarax iyo toogasho ka dhacay Muqdisho

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxaysa degmada Kaxda iyo Ceelasha Biyaha waa maanta ka dhacay dil toogasho iyo qarax… Sii akhri

Xiisad Colaadeed oo ka aloosan Laascaanood

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo… Sii akhri

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay si loo muujiyo Xuska Mowliidka Nebiga

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay fasax hal maalin ah siiyay dhammaan Shaqaalaha kala… Sii akhri

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo ka kooban 15 Qodob ayaa saaka oo Talaado ah si rasmiya… Sii akhri

Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobolada Maamulka Galmudug oo la dhaariyay

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta… Sii akhri

Puntland oo xukun ku riday rag lagu eedeeyay Shabaab iyo Daacish

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by Desk

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee shanta gobol Bari, Sanaag, Hayland, Karkaar iyo Gardafuu ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo… Sii akhri

Dilalka qorsheysan ee ganacsatada oo ku soo badanaya Kismaayo

Posted on October 26, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Kismaayo waxaa maanta galinkii dambe lagu dilay Cabdullaahi Sheekh Cabdisaam (Shigshigow) oo ahaa maamulihii Amal Bank Kismaayo. Dilka ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo u dhoofay dalka Ethiopia

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntand,  Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah safar ugu ambabaxay magaalada Addis… Sii akhri

Hay’adda IOM oo gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ay gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow ee gobolka Gedo .… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close