Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle… Sii akhri

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Muruqmaalka dekedda Boosaaso oo shaqo joojin sameeyay

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by Desk

Muruqmaalka ka shaqeeya dekedda magaalada Boosaaso ayaa maanta sameeyay shaqo joojin iyo mudaharaad ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo lacagta… Sii akhri

Muqdisho: Labo nin oo xabsi daa’in lagu xukumay

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by Desk

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday labo nin oo lagu eedeeyay Al-shabaab. Xasan… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay dilka marxuum Siciid Maradona

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab, ayaa markii u horraysay war ka soo saaray dil habeen ka hor ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda… Sii akhri

Feared Shabab Exploit Somali Banking and Invest in Real Estate, U.N. Says

Posted on October 12, 2020October 12, 2020

NAIROBI, Kenya — The Shabab, the Somalia-based militant group that is Al Qaeda’s most powerful ally in Africa, is not… Sii akhri

Wasiir Cawad oo kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah eeXukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Wakiilka  Qaramada Midoobay… Sii akhri

Kenya oo shuruud ku xirtay in ay Ciidankeeda kala baxdo Soomaaliya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Wasiirka Difaaca waddanka Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska laga leeyahay dalkaas ee The Nation, ayaa ka warbixisay Arrimaha… Sii akhri

Al-shabaab oo madaafiic ku garaacday saldhiga ay leeyihiin Ciidamada Itoobiya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku weerareen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku… Sii akhri

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka socda Belarus

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Booliska rabshadaha ka hortaga waddanka Belarus ayaa dhuumo biyo ah u adeegsaday si ay u kala ceyriyaan dibad-baxayaal diiddan madaxwaynaha… Sii akhri

Garowe: Xukun lagu ku riday dhallinyaro lagu eedeeyay Al-shabaab

Posted on October 11, 2020October 11, 2020 by Desk

Maxkamadda darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee gobollada Nugaal iyo Sool ayaa maanta oo Axad ahayd… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close