Lamaane aroos ahaa oo ku nafwaayay weerarkii Hotelka Afrik
Dadkii ku dhintay weerarkii shalay ee Hotelka Afrik magaalada Muqdisho waxaa kamid ah lamaane aroos ah oo deganaa hotelka. Fahad… Sii akhri
Dadkii ku dhintay weerarkii shalay ee Hotelka Afrik magaalada Muqdisho waxaa kamid ah lamaane aroos ah oo deganaa hotelka. Fahad… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaa soo uu… Sii akhri
Al-shabaab ayaa sheegay in bartilmaameedka koowaad ee wararkii Hotel Afrik ahaa Jeneraal Maxamad Nuur Galaal oo ay ku raadjoogeen 13… Sii akhri
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Isniin ah duleedka waqooyi ee caasimadda Garoowe ku burburiyay in ka badan… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan (Lafta gareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Kulan Wada-tashi ah oo ku saabsan Arrimaha Siyaasadeed ee Soomaaliya wuxu la yeeshay… Sii akhri
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik ee ku yaalla wadada KM4… Sii akhri
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada… Sii akhri
General Maxamed Nuur Galaal ayaa kamid ah dadka lagu dilay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho,… Sii akhri