Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Dhuusamareeb

Shirka madaxda Soomaaliya oo qorshuhu ahaa inuu caawa ka furmyo magaalada Dhuusamareeb ayaa dib u dhac ku yimid. Wasiirka Warfaafinta… Sii akhri

Posted on February 3, 2021February 3, 2021 by Desk

Ben Fender: Waa in Soomaalidu Isu Tanaasulaan

Posted on February 3, 2021February 3, 2021 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Safiirka Biritayn u jooga Soomaaliya Ben Fender ayaa u rajeeyay ka qeybgalayaasha shirka Dhuusamareeb guul. “Soomaalida… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo safar dhulka ah ku tegay Dhuusamareeb

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa haatan safar dhulka ah ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sababo Amni uga degay magaalada Cadaado

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Galabta ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, kadib markii… Sii akhri

Madaxweyne Biden iyo Jamhuuriga oo raadinaya heshiis

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Aqalka Cad iyo koox ka mida Sanator ah oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka ayaa Isniintii wada yeeshey kulan… Sii akhri

Xubno ka mid ah kooxdii weerartay Dhuusamareeb oo la dilay

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by Desk

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa soo bandhigay meydadka 3 ruux oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen Al-shabaab xalay hoobiyaal… Sii akhri

Ciidanka Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Ciidanka Xoogga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degaanka Dolqooxle, oo ka tirsan… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Dhuusamareeb

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, halkaas oo… Sii akhri

Dhuusamareeb oo la weeraray

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by Desk

Magaalada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa caawa lagu… Sii akhri

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe

Posted on February 1, 2021February 2, 2021 by News Office

Laba ruux oo midkood dumar tahay ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaari oo duhurnimadii maanta ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close