Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Hindise-sharciyeedka diiwan-gelinta Codbixiyaasha
Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay Hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland, oo maalmo ka hor loo gudbiyay Golaha.… Sii akhri