Muqdisho: Mucaaradka oo xaafadihii ay haysteen ku wareejiyay Rooble
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wareejiyay xaafadaha isgoosyada Dabka iyo Mirinaayo ee Muqdisho oo ay heysteen ciidamo taageersan Mucaaradka.…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wareejiyay xaafadaha isgoosyada Dabka iyo Mirinaayo ee Muqdisho oo ay heysteen ciidamo taageersan Mucaaradka.…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dalka Kenya, ka dib…
Jowhar ( PP News Desk) — Reports from Jowhar, the administrative capital of Hirshabelle, indicate that Shabelle River flooding has effected two…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safarka madaxweyne Deni,…
Why Crisis Ends in Connection The thought that trade and globalization might make a comeback in the 2020s, picking up renewed vigor…
Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee wadamada ku midaysan G7, ayaa sheegay in ay si aad ah ugu walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee…
Murashax Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii xalay laga gaaray qalalaasihii Muqdisho, gaar ahaan xalinta rabshadihii dhacay. Cabdikariin Guuleed wuxu sheegay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena…
Kulan galabta ka dhacay Muqdisho oo Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle iyo mucaaradka yeesheen ayaa heshiis looga gaaray rabshadihii dhawaan…
Beesha Caalamka ayaa maanta kulamo la qaadatay Ra’iisul Waare Rooble iyo qaar kamid ah Midowga Musharaxiinta, kuwaas oo looga hadlay doorashada Soomaaliya…