Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir Beyle oo la shiray Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika

Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta khadka aalada fogaan araga ah ee ZOOM-ka uga qeyb galay shirar… Sii akhri

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Falastiiniyiin weerar toogasho ah ka fuliyey dhulka la haysto ee Daanta Galbeed

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Saddex qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa Axaddii lagu dhaawacay toogasho ay Daanta Galbeed ee la haysto ka fuliyeen rag ku… Sii akhri

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa… Sii akhri

Isu-socodka Gaadiidka ee togga Ceeldoofaar oo dib u furmay

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Gaadiid kala duwan, oo ay ku jiraan kuwa xamuulka qaada, oo saacado badan ku xannibnaa togga Ceeldaahir (Ex. Ceeldoofaar) ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo farriin u diray Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed ku hambalyeeyay 3-da bisha May, oo ah maalinta… Sii akhri

Puntland oo xukun dil ah ku ridday shan amiir oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee dowladda Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan amiir oo… Sii akhri

Ra’iisul wasare Rooble oo shir ku casumay madaxda dowlad goboleedyada dalka

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxaned Xuseen Rooble ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ku casumay shir ku saabsan… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday shir weyne ku saabsan xallinta Caqabadda Ardayda Puntland ka soo wajahday Turkiga

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqday, shirweyne ku saabsan xallinta caqabadda soo wajahday Ardayda Reer Puntland ee… Sii akhri

Rooble o la kulmay ergayga Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee… Sii akhri

Gaadiid badan oo ku xannibay togga Ceeldoofaar

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Gaadiidka isaga goosha Laamiga dheer ee xiriiriya Garoowe iyo Boosaaso, ayaa saacado badan ku xanniban togga Ceeldoofaar ee Gobolka Bari, kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close