Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo ergay u soo diray Israa’iil iyo Falastiin

Hady Amr oo ah ergay Mareykanku u soo magacaabay arimaha Falastiin iyo Israa’iil ayaa gaaray Magaalada Tel Aviv,si uu u… Sii akhri

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

The EU launches the Berbera Beach Project with the Berbera Municipality and UN-Habitat

Posted on May 15, 2021May 15, 2021

The European Union held a ground-breaking ceremony to launch the Berbera Beach Development, part of the EU funded Urban development… Sii akhri

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo dhaariyay Madaxweynaha Jabuuti

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay Ismaaciil Cumar Geelle, kaas… Sii akhri

Ra’iisul wasaare rooble oo hambalyo u diray xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku began… Sii akhri

Tiro Gantaallo ah oo lagu weeraray Ciidamada Isra’iil

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Ciidammada Difaaca Isra’iil  ayaa sheegay in lal beegsaday seddex gantaal oo laga soo tuuray dhanka Suuriya kuwaas oo aanay sheegin… Sii akhri

Faransiiska oo mamnuucay bannaanbaxyada lagu taageerayo dadka Reer Falastiin

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Dowladda Faransiiska, ayaa mamnuucday bannaanbaxyada lagu taageerayo dadka Reer Falastiin ee duqaymaha iyo weerarada kala kulmaya ciidamada Israa’iil. Wasiirka Arrimaha… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Nairobi

Posted on May 14, 2021May 15, 2021 by cph

Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa gaaray caasimada dalka Kenya ee Nairibi. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan… Sii akhri

Jabuuti oo DFS iyo Somaliland ka wada qeyb gelinaysa caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb… Sii akhri

Booliiska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin dil ka gaystay magaalada Garoowe

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay nin hubaysan, oo saaka nin kale ku dilay magaalada Garoowe, kadib muran… Sii akhri

End Kenya, Somalia feuds

Posted on May 14, 2021May 14, 2021

Nairobi-Mogadishu diplomatic and trade dispute is back in the news this week with new rounds of sanction from both sides.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close