Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Israa’iil oo in ka badan 500 oo duqaymood xalay ka fuliyay marinka QASA

Ciidamada Israa’iil ayaa xalay mar kale in ka badan 500 oo duqaymood ka fuliyay gooba kala duwan oo ku yaal… Sii akhri

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

55 Qoys oo ka soo cararay colaadda Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Qaxooti ka soo cararay colaadda waddanka Yemen oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo ku noola dalkaas ayaa shalay soo gaaray… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed dalka Uganda

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka… Sii akhri

Axmed Karaash: Hay’adaha amniga shaqadooda waa in ay labo laabaan

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by Desk

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida ugu hambalyeeyay Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay caleemo-saarka Museveni

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeybgalay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Deegaanno ka tirsan Soomaaliya oo maanta laga ciiday

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by Desk

Dhammaan deegaannada uu maamulo ururka Al-shabaab ee koonfur iyo bartamaha Soomaaliya ayaa maanta Arbaco ah laga ciiday. Deegaannada laga ciiday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweynaha Burundi

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta magaalada Kambaala ee caasimadda Ugandha kula kulmay madaxweynaha waddanka Burundi, Évariste… Sii akhri

Kenya Airways oo beenisay in ay duullimaadyo ka bilaabayso magaalada Hargeysa

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways, ayaa beenisay warar ku saabsan, in ay duullimaadyo toos k aka bilaabi doonto magaalada Hargeysa ee… Sii akhri

Maxkamada danbiyada dagaalka oo war ka soo saartay isku-dhacyada Falastiiniyiinta iyo Yahuuda

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Dacwad oogaha Maxkamadda caalamiga ah ee denbiyada, Fatou Bensouda, ayaa muujisay walaaca ay ka qabto dagaalka cusub ee ka dhax… Sii akhri

Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno lagu helay Shabaabnimo

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close