Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa ku dhawaaqay isbahaysi ay ku hananayaan hoggaaminta Golaha Wakiillada iyo maayarrada magaalooyinka.
Labada xisbi ayaa haysta aqlabiyadda xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo goleyaasha deegaannada magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.
Labada Xisbi ayaa magacaabay guddi 10 xubnood ka kooban oo ay ugu magacdareen guddiga isbahaysiga xisbiyada mucaaradka ee hoggaaminta hoggaaminta Golaha Wakiillada iyo goleyaasha deegaanka.

PUNTLAND POST