Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirka Arrimaha doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay

Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho, waxa haatan ka furmay shirka arrimaha doorashooyinka, ee u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad… Sii akhri

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by News Office

Beesha Caalamka oo baaq midaysan ka soo saaray Shirka Muqdisho

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by News Office

Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya, in ay sameeyaan tanaasul wax-ku-ool ah, si heshiis dhakhso leh looga… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay shirka arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by News Office

Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow ayaa qoraal uu soo saaray faahfaahin kaga bixiyay, shirka arrimaha doorashooyinka ee loo… Sii akhri

Degmada Ufayn oo saaka laga daah-furay barnaamijka diiwaan-gelinta codbixiyaasha

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by News Office

Guddiga KMG  doorashooyinka Puntland, ayaa saaka degmada Ufayn ka daah-furay barnaamijka diiwaan-gelinta codbixiyaasha saddex degmo, oo laga qaban doono doorashooyinka… Sii akhri

Puntland: Imtixaanka Shahaadiga ah oo saaka loo fariisanayo

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by News Office

Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada Sare iyo kuwa dhexe, ayaa saaka oo Sabti ah ka bilaabanaya dhammaan Gobollada Puntland. Imtixaanka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on May 21, 2021May 21, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gabal-gaabkii soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa… Sii akhri

Garowe: Madaxweyne Deni oo u ambabaxay Muqdisho

Posted on May 21, 2021May 21, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe,… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland oo aas qaran loogu sameeyay Garowe

Posted on May 21, 2021May 21, 2021 by Desk

Magaalada Garowe waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo shalay… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho iyo mas’uul ku dhintay

Posted on May 21, 2021May 21, 2021 by Desk

Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Axmed Cali Garyare iyo labo kamid ahaa ilaaladiisa ayaa qarax ku dhintay. Guddoomiye… Sii akhri

John Mahama withdraws acceptance as African Union Envoy to Somalia

Posted on May 21, 2021May 21, 2021 by cph

Former President John Dramani Mahama has in a letter to the Chairperson of the African Union Commission withdrawn his acceptance… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close