Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Sweden oo bogaadisay guddiga doorashooyinka Puntland

Iyadoo shalay guddiga KMG doorashooyinka Puntland soo bandhigay tijaabo ku saabsan hannaanka diiwaan-gelinta codbixiyaasha, ayaa waxa tallabadaas bogaadisay dowladda Sweden.… Sii akhri

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Puntland oo shaacisay jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee iskuulada

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021. Wasaaradda ayaa sheegtay, in… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland oo booqday dhismaha dekedda Garacad

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, ayaa kormeer ku sameeyay dhismaha dekedda Garacad oo si isku-tashi ah ku socda, islamarkaana meel… Sii akhri

Khasaare xooggan oo ka dhashay weeraro Israa’iil ku qaaday Falastiiniyiinta

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Ugu yaraan 20 ruux oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay, in ka badan 800 oo kalena waa ku dhaawacmeen weeraradii… Sii akhri

Ku simaha madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka IOM u qaabilsan Soomaaliya

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by News Office

Ku simaha madaxweynaha Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’adda IOM u qaabilsan Soomaaliya,… Sii akhri

GCC Secretary-General praises Qatar’s efforts in restoring diplomatic relations between Somalia and Kenya

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by cph

Riyadh: HE Secretary-General of the Cooperation Council for the Arab States of the Gulf (GCC) Dr. Nayef Falah Mubarak Al… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo la kulantay safiirka Shiinaha

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by News Office

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay safiirka Shiinaha u… Sii akhri

UN says heavy rains kill at least 25 over past week in Somalia

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by cph

At least 25 people have been killed in the past seven days due to heavy rains pounding several parts of… Sii akhri

Ciidamo Itoobiyaan ah oo magangalyo weydiistay dowladda Suudaan

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by News Office

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in in ka badan 100 askari oo horey uga tirsanaaa ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey ay… Sii akhri

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan ka yeelanaya xaaladda Quddus iyo masjid Al-aqsa

Posted on May 10, 2021May 10, 2021 by News Office

Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa in uu maanta  ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close