Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taallada Halgamayaashii SYL

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu… Sii akhri

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Puntland oo madaxweyne Farmaajo ku eedaysan in uu maal-geliyay dacaayad ku suntan difaaca Al-shabaab

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay dacaayad ku salaysan difaacidda Al-shabaab. Qoraal kooban oo… Sii akhri

Hawlgallo ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Hawlgallo la xiriira xaqiijinta iyo dardar gelinta Amniga, ayaa ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Ciidanka Booliiska Puntland oo kaashanaya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo calan-saaray Madaxtooyada Qaranka

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da… Sii akhri

Dowlada Pakistan oo askar looga laayay xuduudka Afganistan

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay ku soo fureen Maleeshiyo aan la… Sii akhri

Puntland Stakeholders Question Voter Registration Results by TPEC

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by cph

Garowe ( PP News Desk) — Two days after Qardho Mayor rejected the number of potential voters for the planned… Sii akhri

Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo Gaalkacyo ku shiray

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

Guddiga Amniga Gobolka Mudug, ayaa saaka shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka Gobolkaas, gaar ahaanna magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif… Sii akhri

Wadaad 21 sano Imaan ka ahaa masaajida Boosaaso oo xalay la dilay

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

Wadaad lagu magacaabi jiray, macallin Cali Bashiir Xasan oo dhowaan fasax uga baxay magaalada Boosaaso, islamarkaana safar u aaday degaannada… Sii akhri

Somalia to hold indirect election on Oct. 10, PM says

Posted on June 30, 2021June 30, 2021

Somalia will indirectly pick a new president on Oct. 10, the prime minister said on Tuesday, potentially easing a political… Sii akhri

In ka badan 130 ruux oo Canada ugu dhintay kulayl ba’an

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

In ka badan 130 qof ayaa todobaadkan kulayl ba’an ugu dhintay galbeedka waddanka Canada, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta dowladda.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close