Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Garoowe oo marti gelin doonta shirka dib u eegista dastuurka Soomaaliya bisha May

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’aysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,ayaa shaaca ka qaaday in shirka dib u eegista dastuurka dalka… Sii akhri

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by sooyaal

Dad ka badan boqol oo ku geeriyooday dab ka kacay macbad ku yaalla Hindiya

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by sooyaal

New Delhi-(Puntland Post)-Ugu yaraan boqol ruux ayaa ku geeriyootay boqolaal kalena wey ku dhaawacmeen dab maanta qabsaday goob macbad ah… Sii akhri

More than 100 dead, almost 400 hurt in Hindu temple blaze in India

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by sooyaal

New Delhi-(Puntland Post)-More than 100 people were killed and nearly 400 injured when a massive fire swept through a Hindu… Sii akhri

Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmi lahaa ayaa dib u dhacay

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta uu dib u dhac hal cisho ah ku yimi qabsoomidda shirka kal-fadhigii siddeedaad ee golaha baarlamaanka federaalka… Sii akhri

Kulanka wada tashiga qaran oo la filayo inuu maanta Muqdisho ka furmo

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inuu maanta lmagaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga qaran ee Soomaaliya,kaasoo… Sii akhri

Amisom oo sarkaal kale ka dishay Al Shabaab

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by sooyaal

Muqdisho,  Puntland Post — Taliyaha qaybta koowaad ee ciidamada Amisom, Jenneraal Sam Okiding ayaa sheegay inay xalay hawl-gal ka dhacay inta u dhexaysa… Sii akhri

Al-shabaab oo Af-duubatay dadkii ugu badnaa

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya,Cabdi Rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay in  Sagaashan qof oo… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu maxkamadeeyay dalka kanada

Posted on March 16, 2016March 16, 2016 by sooyaal

Toronto-(Puntland Post)-Ayaanle Xasan Cali,oo 27 jir ah ayaa lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Toronto ee dalka Kanada,markii lagu eedeeyay… Sii akhri

Al-shabaab oo sii deysay shaqaale ay ka af-duubteen bisha cas

Posted on March 16, 2016March 16, 2016 by sooyaal

Baar-dheere-(Puntland Post)-Aadan Cabdi Aadan, Cabdinaasir Abshir iyo Cali Sugulle,oo ka mid ahaa shaqaalaha hay’adda sama falka Bisha Cas ayaa dib… Sii akhri

Shuban biyood carruur ku laayay Shabeellada hoose

Posted on March 15, 2016March 15, 2016 by sooyaal

Jowhar-(Puntland Post)-Siddeed carruur ah ayaa ugu geeriyootay shuban biyood ka dillaacay tuulooyin hoos taga magaalada Jowhar,taasoo loo sababaynayo biyo la’aan baahsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close