Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Farmaajo:-“Fadhi nooma yaalo inta Al-shabaab dalkaan ku sugan yihiin”

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaliya ayaa sheegay in uu bilowday dagaalka dowladiisa ay… Sii akhri

Posted on November 8, 2017November 8, 2017 by Cowke

AMISOM oo Xaqiijisay in dhamaadka Sanadkan Ciidamadeedu ay ka baxayaan Soomaaliya

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Cowke

Frensisco Madera  Safiirka Midoowga Afrika ee Arimaha Soomaaliya oo Wariyaasha kula hadlay xarunta Xalane  ee ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Masar

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma el-Sheekh… Sii akhri

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Kolonyo Ciidamada Kenya ah

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Woqooyi bari ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Qarax Miino oo dhulka lagu aasay in… Sii akhri

WAR-MURTIYEED: Shirkii Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo la soo gaba gabeeyay

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhexe… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo hanjbaad u dirtay siyaasiin Mooshin ka wada Madaxweyne Shariif Xasan

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Xili siyaasiin Mooshin ka wada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ay gaareen magaalada Baydhabo islamarkaasina uu cirka isku sii shareeray mooshinka… Sii akhri

AMISOM “Amaanka dalka waxaan ku wareejineeynaa Ciidamada Soomaalida ah”

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaliya ayaa sheegay in ay u diyaar garoobayaan sidii Ciidamadda Xoogga dalka Soomaliyeed ay ugu… Sii akhri

Roobab Ma Hiigaan ah oo Xalay ilaa iyo Saakay ka da’aya Magaalada Muqdisho

Posted on November 5, 2017 by Cowke

Roobab aad u xoogan oo mahiigaan ah ayaa xalay ilaa iyo saakay ka da’aya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.… Sii akhri

Gudoomiye ku Xigeenka Gaalkacyo oo Qarax Miino la la beegsaday gaarigiisa

Posted on November 4, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug  ayaa sheegaya in gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug gaarigiisa qarax… Sii akhri

Shir looga hadlayay abaabulka Dagaal ee al-shabaab oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 4, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close