Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Mareykanka oo Duqeeyay Kooxda Daacish ee ku Sugan Buuraha Gobolka Bari

Diyaaradaha dowladda Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig  dagaalyahanada Kooxda Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari… Sii akhri

Posted on November 4, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan casho sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland.

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada… Sii akhri

Ciidamo badan oo Itoobiyaan oo ka soo gudbay Xadka Soomaaliya

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30… Sii akhri

Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Qodobo ku heshiiyay

Posted on November 1, 2017 by Cowke

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa wali ka socda shirka u dhaxeeya madaxda Dowladda Soomaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka… Sii akhri

8 Ruux oo lagu Jiirsiiyay Gaari Dalka Mareeykanka

Posted on November 1, 2017 by Cowke

Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay magaalada New York 11 kalena dhaawac halisa ayaa gaadhay ka dib markii nin… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay Dalka Masar

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by Cowke

Dilkan ayaa ka dhacay barxada suuq Sayarad ee Xaafada Caashir ee magaalada Qaahira ee dalka Masar marxuumkan ayaa da,diisa lagu… Sii akhri

Rag Miino Aasayay oo ay Kula Qaraxday Duleedka Degmada Balcad

Posted on October 31, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Rag miino aasayay in ay kula qaraxday deegaanka Daniga oo… Sii akhri

Farmaajo oo Hambalyo u Direy Madaxweynaha La Doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta

Posted on October 31, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambaliyo ku aaddan guusha doorashada ku celiska ah waxa uu u… Sii akhri

Shirka Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda oo Maalinkii Labaad Galaya

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by Cowke

Waxaa maalinkii labaad galaya shirka u dhexeeya Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka ka jira. Shirkaan furitaankii waxaa… Sii akhri

Cabdi Barre ” Dowlada Soomaaliya 24- Saac Gudaheed ha uga Jawaabto qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Posted on October 29, 2017 by Cowke

Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf Jibriil oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore Ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close