Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wasiir Juxa:-“Deegaanada qaar Gole deegaan lagama hirgelinkaro sababo Amni”

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shir ay hogaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shalay Muqdisho  Furtay Shir looga hadlayey… Sii akhri

Posted on November 12, 2017November 12, 2017 by Cowke

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaliya oo hortagaya Xildhibaanadda Aqalka Sare

Posted on November 12, 2017November 12, 2017 by Cowke

Xildhibaanadda aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaaladda Muqdiso. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah su’aalo weydiinta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-Guddoomiyey Shirka Amniga oo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen

Posted on November 11, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka… Sii akhri

Xasan Daahir Aweys oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo, kana hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Posted on November 11, 2017November 11, 2017 by Cowke

Hogaamiyihii hore ee kooxda Xisbul- Islaam Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa soo diray fariin maqal ah oo uu kaga hadlayo… Sii akhri

Farmaajo:-“Dhalinyaradda waa in ay Qalinka dhigaan oo dagaalka Shabaab ka qeyb qaataan”

Posted on November 11, 2017November 11, 2017 by Cowke

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada,… Sii akhri

Dowlada Djabouti oo Ciidamo u soo direeyso Soomaaliya

Posted on November 11, 2017 by Cowke

Dowlada  Jabuuti ee ciidamadoodu ay qeybta ka yihiin ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Amisom ayaa waxa ay ku dhawaaqday… Sii akhri

Al-Shabaab oo weeraray Ciidamo Mareykan ah oo ku sugan Soomaaliya

Posted on November 11, 2017November 11, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya wadada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa sheegaya in weerar dhabagal ah loo dhigay ciidamo Mareykan ah… Sii akhri

Taliyihii Ciidamada Taraafikada Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on November 9, 2017November 9, 2017 by Cowke

Taliyihii Ciidamada ilaalada wadooyinka Soomaaliya Cali Maxamuud Cali (Shariif) ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, Waxaa geerida Taliyaha Saxaafada u xaqiijiyey… Sii akhri

Soomaaliya ma isku filan tahay bixitaanka AMISOM ka dib?

Posted on November 9, 2017 by Cowke

Midoowga Afrika ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in ay bilaabayaan in ciidammada nabad illaalinta AMISOM ay ka baxayaan Soomaaliya… Sii akhri

Masuul Katirsan wasaarada Caafimaadka oo Gaarigiisa Qarax Loogu Xiray Muqdisho

Posted on November 8, 2017November 8, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ka dhacay Qarax gaarigiisa loogu xiray masuul katirsan Wasaarada Caafimaadka xukuumada Soomaaliya. Masuulkaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close