Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ra’uisul wasaare Kheyre oo gaaray Baraawe iyo Madaafiic lagu garaacay Garoonka

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu gaaray Ra’silwasaaraha Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is Casishay.

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow is Casishay Wasiirka Gargaar iyo Maareeynka iyo Musiibooyinka Xuukumada Federaalka Soomaaliya Drs Maryan Qaasim. Wasiirka oo Goordhow la… Sii akhri

Ciidamada Milatariga oo afgambi kula wareegay dalka Zimbabwe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Dalka Zimbabwe oo dhaca Qaarada Afrika ayaa Xalay ilaa iyo saaka waxaa ka socdo dhaq-dhaqaaqyo u muuqda in ay yihiin… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ku wajahan Baraawe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ku wajahan Degmada Baraawe ee… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay Shaqsiyaad loo qabtay Qarixii Soobe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada shaqsiyaad ku lug yeeshay qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee 14-kii bishii la soo dhaafay… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo Muqdisho ku qabtay Raashin dhacay

Posted on November 15, 2017 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa xalay dekada Muqdisho ku qabtay raashin dhacay oo dhaafay xadkii loogu talagalay. Raashinkaan ayaa ku… Sii akhri

Masuul ka tirsan maamulka Galmudug oo is casilay

Posted on November 13, 2017November 13, 2017 by Cowke

Agaasimihii guud iyo xariiriyaha arrimaha bani aadanimada ee Wasaaradda Gargaarka dowladd goboleedka Galmudug Ahmed Weheliye ayaa xilkaasi iska casilay kadib… Sii akhri

Dowladda Soomaliya oo Cambaareysay Gantaal Xuutiyiinta ku weerareen Riyadh

Posted on November 13, 2017November 13, 2017 by Cowke

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Gantaal Kooxaha Xuutiyiintu ay ku dhufteen Magaalada Riyaad… Sii akhri

Mid kamid ahaa Odayaashii soo xulay Xildhibaanada oo lagu toogtay Muqdisho

Posted on November 13, 2017November 13, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku dilay Xasan Jaciir oo mid kamid ahaa Odayaashii soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Dowladdda… Sii akhri

Hay’adaha Amaanka oo Qabtay Rag Al-Shabaab ah Iyo Hubkooda

Posted on November 12, 2017November 12, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in ciidamada jubba-land ay gacanta ku dhigeen labo Al-shabaab oo watay Qaraxyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close