Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wararkii ugu dambeeyay Xarunta Golaha Shacabka

Waxaa wali cakiran xaalada xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho oo kulanka Baarlamaanka lagu iclaamiyay in uu ka dhaco. Xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Fanaanada Sahro Axmed Jaamac eoo geriyootay

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Haregysa ee xarunta Maamulka Somaliland ku geeriyootay Fananaada Sahro Axmed Jaamac. Sahro Axmed Jaamac… Sii akhri

Abaanduulaha Ciidamada Xooga oo lagu jirdilay Afaafka hore ee Baarlamaanka

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan heleeyno ayaa waxa ay sheegayaan in Afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka lagu jirdilay Abaanduulaha… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo Tagay Xarunta Golaha Shacabka

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Goordhow gaaray xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Gudoomiye Jawaari ayaa sidoo kale… Sii akhri

Xildhibaano Saaka Aroortii sii tagay Xarunta Golaha Shacabka

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goor hore oo saaka ah sii tagay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Xildhibaanadaan ayaa ah… Sii akhri

Muqdisho oo amaankeeda la adkeeyay iyo wadooyinka oo Xiran

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Waxaa saaka si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu soo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee Kulanka Baarlamaanka ee Bari

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by Cowke

Maalinta Bari ah oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay yeeshaan kulan xasaasi ah. Kulankaasi ayaa… Sii akhri

Xildhibaan Fiqi “Madaxweynuhu waa ku fashilmay Xalinta khilaafaadka dalka”

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by Cowke

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta Arbacada ay la mid noqon doonto… Sii akhri

Farmaajo oo Hambalyo u diray Ra’isilwasaaraha cusub ee Itoobiya

Posted on April 2, 2018April 2, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qadka Taleefonka ugu hambalyeeyay Ra’isilwasaaraha cusub ee Itoobiya Abi… Sii akhri

Jawaari oo ka soo horjeystay Shaqo Joojintii Xoghayaha Baarlamaanka

Posted on April 2, 2018April 3, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka soo horjeeystay Shaqo joojin maanta uu Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close