Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Haregysa ee xarunta Maamulka Somaliland ku geeriyootay Fananaada Sahro Axmed Jaamac.
Sahro Axmed Jaamac oo kamid ahayd Hobolada ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa baryihii ugu dambeeysay ku xanuunsaneysay Magaalada Hargeysa Hargeysa.
Geerida Fanaanada waxaa warbaahinta goordhawayd u xaqiijiyay dhaqtarka gacanta ku hayay kiiskeeda caafimaad.
Geerida Fanaanada waxaa ka tacsiyeey Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka iyo dibada.
Allaha u naxariisto
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post