Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Kulankii Baarlamaanka ee Mooshinka Jawaari oo baaqday

Maanta oo Sabti ah waxaa lagu waday in xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho uu ka qabsoomo kulan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri

Posted on April 7, 2018April 7, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday xarumaha Ciidamada Amniga Muqdisho

Posted on April 7, 2018April 7, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga , Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimasha hay’adda  nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka,… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo booqanaya maanta JigJiga

Posted on April 7, 2018April 7, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dalka Itoobiya DR Abiy Axmed Cali ayaa maanta oo sabti ah booqashadiisii ugu horeeysay ku tagaya… Sii akhri

Taliye Gorod “Waan soo qabanay Ciidamadii maanta hubka la galay Xarunta Baarlamaanka”

Posted on April 4, 2018April 5, 2018 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali jamac Gorod oo wariyaasha Goordhow caawa la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari ” Jawaari oo qabsaday Baarlamaanka waxa ay lamid tahay Madaxweynaha oo madaxtooyada qabsaday”

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Mooshin ka soo gudbiyeen ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta… Sii akhri

Gudoomiye Muudeey Maxuu ka yiri Dhacdadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh. Ibraahim Muudeey ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha… Sii akhri

AMISOM” Furumaha dagaalka waxaan uga soo baxnay sidii aan u difaaci laheyn Jawaari”

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,Gudoomiye ku xigeenka Labaad Mahad Cabdala Cawad, iyo Mudanayaal ka tirsan kuwa taageersan ayaa… Sii akhri

Taliyaasha Ciidamada Amniga oo eedeeyay Gudoomiye Jawaari

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya wariyaasha kula hadlay Taliyaasha ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Milatariga , Booliska… Sii akhri

Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Fashil iyo Buuq ku dhamaaday

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Waxaa guud ahaan hakad uu ku yimid kulankii mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya lagu waday in ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka… Sii akhri

25 Arday oo ku sumoowday Jaalaato ay Cuneeyn Muqdisho

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

25 Arday ayaa ku sumoobay Jaalato ay cuneeyn Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya. Ardaydaan ayaa waxa ay dhigtaan Schoolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close