Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweynaha oo Dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maskax iyo muruqba geliyey dib u… Sii akhri

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by Cowke

Madaxweynaha oo la kulan la qaatay Gudoomiyaasha labada gole ee Baarlamaanka

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal… Sii akhri

Maareeyihii tiyaatarka qaranka oo xilkii laga qaaday

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xilkii ka qaaday Agaasimaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka Soomaaliya Abwaan Cabdullaahi Cismaan… Sii akhri

Booliska “waxaan howlgal ku qabanay dad ka badan 70-ruux”

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by Cowke

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgallo dad la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab lagu soo qabtay… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on April 27, 2019April 27, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan xarunta Golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho. Ajendaha… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa Masar

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay shirka Mucaraadka Nairobi

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by Cowke

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay shir mucaaradka ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Ra’iisul… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Masar

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay dalka Masar

Posted on April 22, 2019April 22, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Masar, halkaas oo uu… Sii akhri

Siyaasiin mucaarad ah oo shir uga soconayo Nairobi

Posted on April 22, 2019April 22, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu shir uga soconayo xubno… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close