Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ra’iisul wasaare Kheyre oo guul u rajeeyay Xulka Soomaaliya oo la ciyaaraya Itoobiya

R’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka qarankeena Soomaaliya galabta ay la leeyihiin dhigooda dalka… Sii akhri

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by Cowke

Soomaaliya Iyo Itoobiya oo ciyaaraya galabta kulan xiiso badan

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by Cowke

Ciyartoyda xulka qaranka dalka Soomaaliya ee 23-jirada ayaa maanta ciyaaraya kulan ka tirsan isreeb reeb-ka Olombikada aduunka oo sanadkan lagu… Sii akhri

Shacab qabtay mid kamid ah koox dishay masuul magaalada Muqdisho

Posted on November 12, 2018November 12, 2018 by Cowke

Koox hubeeysana ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waabari waxa ay ku dileen mid kamid masuuliyiinta degmadaasi. Dableeyda ayaa dishay… Sii akhri

Wasiir Oomaar oo ka hadlay dab ka kacay Garoonka Aadan Cadde

Posted on November 12, 2018November 12, 2018 by Cowke

Wasiirka duulista hawada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa faah faahin ka bixiyay dab saaka subixii hore ka kacay… Sii akhri

Isbadal lagu sameeyay Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Posted on November 11, 2018November 11, 2018 by Cowke

Kadib markii maanta uu madaxweyne Farmaajo kulan deg deg ahaa isugu yeeray talisyada ciidamada dowlada Soomaaliya oo looga arinsanayay amaanka… Sii akhri

Xaaf ” Dowlada Soomaaliya ayaa dagaalo ka hurineeyso Gal-Mudug”

Posted on November 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo dib maanta ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Gal-Mudug kadib socdaalo uu… Sii akhri

Dagaalo beeleedyo qasaare geeystay oo ka dhacay gobolka Gal-gaduud

Posted on November 11, 2018 by Cowke

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso dagaalo qasaare geeystay oo ka dhacay gobolka Gal-Gaduud ee brtamaha dhulka Soomaaliya.… Sii akhri

Taliye Turbac” Axmed Madoobe Kama soo dagi karo garoomada gobolka Gedo”

Posted on November 11, 2018 by Cowke

Saraakiisha ciidamada XDS ee Baardheere ayaa sheegay in Garoonka Diyaaradaha aanay  ka soo degi karin Mas,uuliyiinta ugu sareysa  Jubbaland Xili… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray Taliyaasha ciidamada Dowlada

Posted on November 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray dhamaan taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Kulankaan… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheeyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.