Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dayaxii ugu weynaa uguna iftiinka badnaa oo xalay la arkay

Xalay waxaa dunida lagu arkay dayax aad u weeyn kana iftiin badan sidii hore taasi oo ay dadka dunida si… Sii akhri

Posted on November 15, 2016November 15, 2016 by Cowke

Wasiir Ka tirsan Gal-Mudug oo Cadaado Lagu Xiray

Posted on November 14, 2016 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Gal-Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Nabadsugida Maamulka Gal-Mudug ay Goordhow Xabsiga… Sii akhri

Dibad Bax Roob Doon Ah oo Muqdisho ka dhacay

Posted on November 14, 2016 by Cowke

Isku soo bax roob doon ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya iyadoo ay kasoo qeyb galeen… Sii akhri

Kismaayo oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose

Posted on November 12, 2016 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay wajiga 4-aad ee doorashada Xubnaha aqalka Hoose… Sii akhri

Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Dorashada Kismaayo

Posted on November 12, 2016November 12, 2016 by Cowke

Warar Deg Deg Ah oo Warbaahinta Puntland Post ay hadda ka haleeyso Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay Sheegayaan in ciidamo… Sii akhri

Micheal Keating oo Gaalkacyo ku wajahan

Posted on November 12, 2016November 12, 2016 by Cowke

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Miceal Keating ayaa Maanta ku wajan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Micheal Keating… Sii akhri

Gaas iyo Guuleed oo Gaalkacyo ku kulmaya Goordhow

Posted on November 12, 2016November 12, 2016 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow ay kulan ku… Sii akhri

Madaxweynaha Faransiiska oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia

Posted on November 11, 2016November 11, 2016 by Cowke

Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska… Sii akhri

Xasan Sheekh oo Cadaado ku wajahan

Posted on November 10, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya magaalada cadaado ee gobolka galgaduud ayaa ku waramayo in magaaladaasi uu ku wajahan yahay madaxweynaha dowlada soomaaliya… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Weeraray Qandala

Posted on November 10, 2016November 10, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa ku waramaya in ciidamo hubeysan oo a tirsan kuwa Puntland in ay xaley weerar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close