Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Diyaarado Dagaal oo Duqeeyay Gobolka Jubbada Dhexe

Waxaa weerar qorsheysnaa ay diyarado dagaal ku qaadeen deegaano hoosyimaado magaalada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubbadda dhexe. Diyaaradaha ayaa si… Sii akhri

Posted on November 10, 2016November 10, 2016 by Cowke

Puntland iyo Galmudug oo Madaafiic isku dhaafsaday Gaalkacyo

Posted on November 10, 2016November 10, 2016 by Cowke

Waxaa faafaahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan dagaalo ciidamada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo Hambalyo u Diray Donald Trump

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Cowke

PP- (Muqdisho) Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareynka… Sii akhri

Trump oo jeediyay Khudbadiisii ugu horeeysay Kadib Guushii uu gaaray

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Cusub ee Wadanka Mareykanka Doland J.Trump oo maanta ku guuleystay Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa jeediyay khudbadiisa Guusha. Trump… Sii akhri

Gaadiidka AMISOM oo Jiiray Hooyo Xaamilo ah iyo Nin Arag la’

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Cowke

Ciidamada AMISOM ayaa gaari nooca dagaalka oo ay wateen waxa ay duleedka Degmada Ceelbuur ku jiireen qoys shacab ah islamarkaana… Sii akhri

Trump oo ku Guuleeystay Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Cowke

Doland Trump ayaa ku guuleystay Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Mareykanka waxaana uu ka Guuleystay Henry Clinton  oo la tartameysay. Trump ayaa… Sii akhri

Trump oo si Layaab leh uga Kor maray Clinton

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Cowke

Musharaxa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump ayaa hadda ka sare maray Clinton isga oo heystay Codad gaaraya 222 Cod iyada oo… Sii akhri

Clinton ooTrump kaga horeeysa Doorashada Dalka Mareeykanka

Posted on November 8, 2016November 8, 2016 by Cowke

Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo ku soo Baxay Kamid Noqoshada Aqalka Hoose ee Soomaaliya

Posted on November 8, 2016November 8, 2016 by Cowke

PP- {Baydhabo} War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay… Sii akhri

Ibraahin Yaroow oo Noqday Xildhibaankii ugu horeeyay Ee ka yimaada Koonfur Galbeed

Posted on November 8, 2016November 8, 2016 by Cowke

PP- (BAYDHABO) Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa hadda ka socdo Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed uga imaanaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close