Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Tartan adag oo Gudoomiyaha Baarlamaanka ku dhexmari doona Xidig iyo Jawaari

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka socdo abaabulka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo xod xodashada Xildhibaanada Baarlamaanka. Tartan… Sii akhri

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Qaraxyo ka dhacay Suuq Mashquul badan Magaalada Baqdaad

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Ugu yaraan 21 Ruux ayaa geeriyootay halka ugu yaraana 40 kalena ay dhaawacantay kadib markii qaraxyo goordhow ay ka dhaceen… Sii akhri

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho kulan ku yeelanaya

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacaya kulan ay yeelanayaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulankaan oo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo soo Dhoweysay go’aankii ay Madashu ku hakisay Doorashada 18-ka kursi

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Beesaha caalamka ayaa waxa ay arin wanagsan ku tilmaameen dhawaan g’aan ka soo  baxay madasha wadatashiga qaranka kaa oo ay… Sii akhri

Baarlamaanka Cusub Oo Beri Go’aaminaya Waqtiga La dooranayo Gudoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha

Posted on December 30, 2016 by Cowke

Waxa lagu wadaa in maalinka beri ah in magaalada muqdisho kulankoodi labaad ay ku yeeshaan xidlhibaanada labada aqal ee baarlamaanka… Sii akhri

Shariif Xasan:-“Waxaan ahay Wali Musharax Madaxweyne kama tanasulin Mowqifkayga”

Posted on December 30, 2016December 30, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo wareysi siiyay laanta afka Soomaliga ee VOA-da ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan doorashada… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Laga yaabo in ay markale Joojiso Qaadka Ka Yimaada Kenya

Posted on December 29, 2016 by Cowke

Warar lagu daabacay Warbaahinta kasoo baxda Kenya ayaa lagu sheegay In dowladda Federaalka Soomaliya ay ku dhow dahay In todobaadyada… Sii akhri

Al-Shabaab oo si Kooban u la Wareegtay Degmada Afgooye

Posted on December 29, 2016December 30, 2016 by Cowke

Dagaal kooban oo  u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa galabta ka dhacay gudaha iyo hareeraha degmada… Sii akhri

Xildhibaan iyo 5 Ruux oo Kale oo Lagu dilay Bam ka dhacay Afganistan

Posted on December 28, 2016December 28, 2016 by Cowke

Faafaahino dheeraad ayaa ka soo baxaya weerar khasaare geeystay oo ka dhacay dalka Afghanistan. Weerar bam loo adeegsaday ayaa ka… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo isga Baxay Deegaan Muhiim ah Gobolka Hiiraan iyo Al-Shababa oo la wareegay

Posted on December 28, 2016December 28, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay faarujiyeen degaanka Moqokori ee gobolkaasi. Ciidanka dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close