Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Al-Shabaab oo Dil ku Fulisay Nabadoon ay sheegeen in uu la shaqeeynayay Jubbaland

Maamulka Xarakada Al-shabaab  Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa shalay galinkii dambe dil toogasho ahaa ku fuliyay nin Nabadoon… Sii akhri

Posted on January 2, 2017 by Cowke

R.Wasaare CC Sharmarke oo kormeer ku tagey Dhismaha Cusub ee Aqalka Sare

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

Muqdisho, January 1, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan… Sii akhri

Gaas iyo Guuleed oo heshiis rasmi ah Muqdisho ku gaaray

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

PP- Muqdisho: Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa kulan ay ku yeesheen… Sii akhri

Fowsiyo Xaaji Aadan oo kamid noqotay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on January 1, 2017January 2, 2017 by Cowke

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo horey usoo noqotay Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya ayaa kamid noqotay Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka… Sii akhri

Weerar ay ku dhinteen 35 Qof oo ka dhacay Dalka Turkiga

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in sodon iyo shan qof la dilay halka afartan kalena ay dhaawacmeen kadib markii nin hubeysan… Sii akhri

Xildhibaanada Aqalka Sare oo aan wax Mushaar ah qaadan doonin sadexda bilood ee soo socoto

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya iyo kan Aqalka Sare oo kulan ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Somaliland oo Maanta dib uga bilaabanaysa Muqdisho

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland ayaa maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho, waxayna doorashadu ka dhacaysaa xarunta Gaadiidka Booliska.… Sii akhri

Al-Shabaab oo Qorsheynaya Weeraro Dhanka Internetka ah in ay ku qaadaan Doorashooyinka Kenya

Posted on January 1, 2017January 1, 2017 by Cowke

Amaanka dalka Kenya ayaa ah mid khatar weyn kusugan, saraakiisha hay’adaha amaanka dalka Kenya ayaa sheegay in koox aan la’aqoonin… Sii akhri

Baarlamaanka oo ansaxiyey shuruudo laga doonayo murashaxiinta guddoonka labada Aqal iyo Madaxwyenaha

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya oo kulankooda labaad ee kalfadhiga 1-aad  maanta ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ayaa ansixiyay lacagaha laga doonayo… Sii akhri

Taliye ku-xigeenkii Madaxtooyada Soomaaliya oo la dilay

Posted on December 31, 2016December 31, 2016 by Cowke

Askari ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaliya ayaa goordhaweyd toogasho ku dilay Taliye ku-xigeenka Ciidamada ilaalada xarunta Madaxtooyada Soomaliya  oo lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close