Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweynihii hore Iran oo geeriyooday

Waxaa goordhaweyd la xaqiijiyay in uu geeriyooday Madaxweynihii Hore ee dalka Iran Akbar Hashemi Rafsanjani kadib markii uu mudooyinkii dambe… Sii akhri

Posted on January 8, 2017January 9, 2017 by Cowke

Ciidamada NISA oo qabtay Mooto Qarax siday

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Cowke

Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Mooto nooceeda uu yahay dhugdhugley oo… Sii akhri

Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyay Guuleed

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa soo gudbiyay Mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi kariin Xuseen… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo Joojiyay Dhamaan Howlihii Maamulkaasi

Posted on January 7, 2017January 8, 2017 by Cowke

Kadib Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen ayaa lagu sheegay in la hakiyay dhamaan howlihii maamulkaasi.… Sii akhri

Qaraxyo Khasaare Geystay oo ka dhacay Maqaaxi ku taal Magaalada Muqdisho

Posted on January 7, 2017January 8, 2017 by Cowke

PP (Muqdisho) Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay goob maqaaxi ah… Sii akhri

Sarkaal Katirsan Gal-Mudug oo lagu Dilay Gaalkacyo

Posted on January 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in Gudaha magaaladas lagu dilay Sargaal ka Tirsanaa laanta… Sii akhri

Ciidamada Galmudug oo is hor-istaag ku sameeyay Fadhiga Baarlamaanka Maamulkaasi

Posted on January 7, 2017January 7, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Galmudug ay… Sii akhri

Nin watay Kaarka Aqoonsiga Milatariga Mareykanka oo weeraray Garoon Diyaaradeed

Posted on January 7, 2017January 7, 2017 by Cowke

Ciidamada Booliska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin hubaysan oo weeraray Garoonka Fort Lauderdale ee Hollywood International ee gobolka Florida oo… Sii akhri

Musharax Cali Xaaji Warsame oo lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho

Posted on January 6, 2017January 6, 2017 by Cowke

Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharixiinta u taagan qabashada Xilka madaxtinimo Ee Soomaaliya ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on January 6, 2017January 6, 2017 by Cowke

Waxaa xaley gudaha magaalada Johannesburg ee wadanka koonfur Africa lagu dilay muwaadin soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Garaar. Dhallinyaro Soomaaliyeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close