Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho ka dhacaysa

Xarunta Golaha Shacabka ee magaala Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhaceysa doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Doorashadaan oo ah mid xasaasi… Sii akhri

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Cowke

Xasan Sheekh oo ka hor yimid Xil ka qaadistii Guuleed

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Muqdisho-(Puntland Post)- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada… Sii akhri

Guuleed oo xaalad Deg Deg ah ku rogay deeganada Galmudug

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay xilkii ka qaadeen ayaa soo saaray go’aan adag. Guuleed ayaa… Sii akhri

Cali xaaji Warsame oo Safar Deg Deg ah ugu Amba baxay dalka Kenya

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Musharax Dr.  Cali Xaaji Warsame oo ka mid h Musharaxiint u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Safar deg deg ah… Sii akhri

Madaxweyne Guuleed oo gaashaanka ku dhuftay Xil ka qaadistii lagu sameeyay

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Warasxaafadeed goordhow ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa lagu sheegay mid sharci daro ah go’aankii… Sii akhri

Baarlamaanka Galmudug oo Xilkii ka qaaday Madaxweyne Guuleed

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Kulanka Baarlamaanka Galmudug oo  Maanta uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku Xigeen ka Koowaad ee Baarlamaan Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa… Sii akhri

Wasiir Ka tirsan Puntland oo is Casilay

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Waxaa goordhow is casilay Wasiir ku Xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana). Wasiirka oo goordhow Wariyaasha… Sii akhri

Diyaar-garowga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho ka socoto

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar-garow balaaran oo ku aadan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Maalinta Bari… Sii akhri

Salad Cali Jelle oo iska casilay musharxnimada Madaxweyne Soomaaliya

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Cowke

Salaad Cali jelle oo kamid ahaa Musharaxiinta u tartameeysa Jagada Madaxtinimo ee Wadanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu iska… Sii akhri

Baarlamaanka oo markale dhageystay khudbadaha musharixiinta iyo Xildhibaano tanaasulay

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dhageeystay khudbadaha musharixiinta u taagan qabashdda gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka. Xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close