Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dhageeystay khudbadaha musharixiinta u taagan qabashdda gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dhageeystay khudbadaha 12 Mudane oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo isku soo sharaxay xilka Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka
Liiska Musharaxiinta Maanta Qudbadooha la dhageeystay
1. C/qaadir sh. Cali Baqdaadi
2. Mahad Cabdalla Cawad
3. Burhaan Aadan Cumar
4. C/laahi Xuseen Cali
5.cabdi weli Maxamed Qanyare
6.Xuseen Cabdi Cilmi
7.C/laahi Goodax Barre
8.Jamaal Xasan ismaaciil
9.Cismaan Ducaale Cali
10.Cilmi Maxamed Nuur
11 C/raxmaan Aadan Ibraahim
12. Maryan Axmed Harun.
C/llaahi Cismaan Ducaale iyo Xildhibaan Jamaal Xasan Cismaaciil ayaa ka tanaasulay Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho