Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiir Nuur Faarax

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Golaha Xukuumada ayaa ka tacsiyadeeyey… Sii akhri

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Cowke

Shaqaale ka tirsan W/Maaliyadda oo goordhaweyd la weeraray

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Cowke

Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ku sugan gudaha Degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir Kooxo hubeysan oo gaari watay ayaa goordhaweyd… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Dekadaha Soomaliya oo geeriyooday

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Cowke

Ala ha u Naxariistee waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ku geeriyooday wasiirkii hore ee Dekadaha Xukuumadii Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Wafdi ka socda Turky-ga oo Muqdisho ku soo wajahan iyo Amaanka oo la Adkeeyay

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Cowke

Wafdi uu Hogaaminaayo Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Dowladda dalka Turkey-ga Sayn Bekir Bozdaayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu toogtay Dalka Koonfur Afrika

Posted on April 1, 2017April 1, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalo Qiyaastii 50 Km u jirta magaalada Johanesberg ayaa waxa ay… Sii akhri

Dab Xoogan oo Goordhow ka kacay Suuqa Labaad ee ugu Weeyn Soomaaliya

Posted on April 1, 2017 by Cowke

Warar haatan naga soo gaaraya Degmada yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in dab xoogan oo goordhaweyd ka kacay… Sii akhri

Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeyb galay Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Maaliyada

Posted on April 1, 2017April 1, 2017 by Cowke

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub… Sii akhri

Haween Maalgalinayay Al-Shabaabka Buuraha Gal-Gala oo la Xukumay

Posted on April 1, 2017 by Cowke

Haween Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Muna Osman Jaamac oo 36 jir ah iyo Hindi Osman Diiriye oo 46 jir… Sii akhri

Weerar ka dhacay Magaalada Baledweyne

Posted on April 1, 2017April 1, 2017 by Cowke

Al-shaabab ayaa saakay aroortii weerar gaadmo ahaa waxa ay ku qaadeen Bar Koontarool oo ay kaga sugnaayeen ciidamada Dowlada federaalka… Sii akhri

Micheal Keating oo Amaanay Wasiirada cusub ee Soomaaliya

Posted on April 1, 2017 by Cowke

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michel keating oo ka’hadlay ansixinta baarlamaanka soomaaliya oo meel mariyay golaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close