Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan koodii ugu horeeyay yeeshay

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey ka dib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso… Sii akhri

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Khaatumo iyo Soomaliand oo heshiis ku Gaaray Djabouti

Posted on March 30, 2017 by Cowke

PP (Djabouti) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djabouti ee caasimada Jabouti ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Maanta heshiis… Sii akhri

Madaafiic lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho

Posted on March 30, 2017 by Cowke

Waxaa gordhow ay madaafiic xoogan ku dhaceen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoona faafaahino kala duwan ay ka soo baxayaan. Dad ka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Cusub oo kulan kooda ugu horeeyo ku yeelanaya Muqdisho

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi ugu horeeyey ku yeelanaya Magaalada Muqdisho kaasi oo uu Shir Gudoomin-doono Ra’iisulwasaaraha… Sii akhri

ku dhowaad 150 Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay Badda Mediterranean-ka

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Ku dhowaad 150 Tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen Badda Mediterranean-ka ee dalka Libya, kadib markii… Sii akhri

R/W Kheyre oo ka qeyb galay Munaasabada duulimaadka tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la dhaariyay

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ka dib markii maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ee uu dhowaan soo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta Golaha Wasiirada horgayn doono Baarlamaanka

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ra’iisulwasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya xasan Xali Cali kheyre ayaa maanta horgeynaya Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya golihiisa wasiirada uu dhawaan kaga… Sii akhri

Diyaaradaha ka baxa Garoonka Muqdisho oo si toos ah Nairobi u caga dhiganaya Saaka

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Waxaa saakay si rasmi ah u dhaqan galay heshiiskii ay kala saxiixdeen Dowladaha Soomaliya iyo Kenya, kaasi oo ku adanaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo saxiixday warqadii dalkeedu uu kaga baxayey Midowga Yurub

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May, ayaa saxiixday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga baxaysay Midowga Yurub. Waxay ogaysiis… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close