Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari… Sii akhri

Posted on April 5, 2017 by Cowke

Dalalka Qaaradda Afrika oo Sameysanaya Maxkamadd ay Kaga Maarmayaan ICC

Posted on April 5, 2017 by Cowke

Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudan waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan madaxda Hey’adaha Garsoorka iyo… Sii akhri

Turkiga oo Gar-gaar keenay Muqdisho

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Mid kamid ah diyaaradaha Xamuulka qaada oo siday gargaar loogu talagalay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee dalka Soomaaliya ayaa maanta… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo dilay haweeney 59 jir ah oo U dhalatay Jarmalka

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Dowlada dalka Germany ayaa ku eedeysay muwaadin Soomaaliyeed oo magan galyo doon ah in dil u geystay haweeney da’aheyd oo… Sii akhri

Al-Shabaab oo sii daayay Shaqaale u shaqeeynayay WHO

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Al-shabaab ay sii deysay 4-shaqaalo oo u  shaqeynayay Hay’adda Caafimaadka aduunka ee… Sii akhri

Micheal Keating oo Tagay Hargeysa Lana Kulmay Madaxweynaha Soomaliand

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Somaliland,  Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee xoghayaha qaramada… Sii akhri

Kooxaha Burcad Badeeda oo Afduubtay Markab laga leeyahay Dalka Hindiya

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Warar laga helayo Xeebaha dalka Yemen ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox Burcad badeed Soomaali ah ay afduubteen marka… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixinaya Miisaanadiya Dowlada

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa waxaa… Sii akhri

Askari Kenyaan ah oo gacanta ugu Jiro Al-Shabaab oo dalbaday in la bad baadiyo

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal la daawan karo muddo 7 daqiiqo waxaana kasoo muuqanaya maxbuus Kenyaan ah oo lagu qabtay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo la kulmay Ra’iisul wasaare Kheyre

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close