Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo Qarax lagula beegsaday Muqdisho

Xildhibaan ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka  Somaliya, ayaa  waxaa qaraxa lagula eegtay Gudaha Degmada hodan ee Gobolka Banaadir. Qaraxaan oo… Sii akhri

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Cowke

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Arimo Xasaasi ah looga hadlay

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Cowke

-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib ordogan.

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Cowke

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay kulan ku wada yeesheen… Sii akhri

Xildhibaan Fiqi: “Shirka Lodon waxa uu dalka Galinayaa gumeeysi hor leh”

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Cowke

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa dhaliilay shirka London iyo isku Dhafka Ciidamada qalabka sida… Sii akhri

Gurmadka Deeqaha oo la gaarsiinayo goobaha ay maamulaan Al-Shabaab

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Cowke

Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka Soomaaliya ayaa ka hadlay gurmad ay sheegeen in ay Gaarsiinayaan Goobaha ay Maamulaan Al-Shabaab ee Gobolada… Sii akhri

Xaasaska Al-Shabaab ee ku sugan Baydhabo oo Amar Culus lagu soo rogay

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Cowke

Taliska Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa amar culus dul dhigay Xaasaska Al-Shabaab ee ku sugan baydhabo. Taliyaha Ciidamada Booliska Baydhabo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii ka qaaday Maareeyaha Hay’ada Saadaasha Hawada mid Cusubna Magacaabay

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cowke

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada… Sii akhri

is-rasaasayn Dad ay ku dhinteen oo ka dhacday Muqdisho

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo shacab ahaa ayaa ku dhimatay israsaaseyn Ciidamo kuwada Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ku dhex… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Turkiga

Posted on April 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u duulay Waddanka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo  ku Wajahan Dalka turkiga

Posted on April 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta ku wajahan dalka Turkiga. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa goordhow… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close