Xaasaska Al-Shabaab ee ku sugan Baydhabo oo Amar Culus lagu soo rogay

Taliska Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa amar culus dul dhigay Xaasaska Al-Shabaab ee ku sugan baydhabo.

Taliyaha Ciidamada Booliska Baydhabo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay isi soo diiwaangaliyaan.

Waxa uu sheegay in la la soconayo dhaqdhaqaaqooda iyaga oouu ku eedeeyay in ay qeeyb ka yihiin falalka amdi daro ee ka dhaca Baydhabo.

Magaalada Baydhabo waxaa ka soconayay baryihii ugu dambeeysay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab iyada oo sidoo kale lagu tooganayay rag lagu eedeeyay Al-shabaab.

Hoos ka dheeyso Codka Taliyaha.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post