Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Somaliland: “Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga way u fasaxan yihiin Saldhigga Berbera”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo la hadlay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka carabta ay… Sii akhri

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cowke

Tahriibayaal laga badbaadiyay biyaha u dhaxeeya Talyaaniga iyo Liibiya

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cowke

Ku dhawaaad 500 Ruux ayaa laga badbadiyay  biyaha u dhaxeeya wadamada Talyaaniga iyo Liibiya,waxayna Saacado ka hor dadkaasi ay gareen… Sii akhri

Turkiga oo Ciidamo iyo tababarayaal u soo diraya Soomaaliya

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cowke

War kasoo baxay Dowladda Turkiga ayaa lagu sheegay in 300 askari oo ka tirsan millateriga oo isugu jira tababarayaal iyo… Sii akhri

Bishii Ramadaan oo laga arkay Qaar kamid ah gobolada Dalka Soomaaliya

Posted on May 26, 2017 by Cowke

Waxaa caawa lagu arkay Magaalooyinka badan oo ku yaala Gobolada dalka Soomaliya bisha Ramadaan,islamarkaana waxaa la isku raacay in maalinta… Sii akhri

Maxkmada Ciidamada qalabka sida oo Xukun dil Ah Fulisay Saaka

Posted on May 25, 2017 by Cowke

Maxkmada ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku riday askari katirsanaa ciidamada NISA oo dilay Taliyihii NISA ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Gaaray Magaalada Doxa

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmajo ayaa caawa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Doxa ee dalka… Sii akhri

Daacish oo soo bandhigtay magaca iyo Sawirka Ninkii isku qarxiyay Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Magaca iyo Sawirka ninkii isku qarxiyay Bar kontorool oo Ciidamada  Puntland ay ku leeyihiin bartamaha… Sii akhri

Dagaal Culus oo ka socdo Gobolka Sh/hoose iyo Tuulooyin la gubay

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Warar ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya,  dad xoolo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tagay Balli-doogle lana dar daaray Ciidamada Xooga

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan… Sii akhri

Faah Faahin qarixii ka dhacay Muqdisho

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Faah faahin Dheeraad ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geeystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close